Bulshada Degmada Bursaalax Oo Laga Wacyigeliyay Ilaalinta Deegaanka.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Degaanka iyo isbedelka cimilada ee maamulka puntaland ayaa waxey kulan wacyigelin ah ku qabtey degmada bursaalax ee Gobolka Mudug, waxaana goob joog ka ahaa qaar ka mid ah howladeenada Wasaarada maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshad.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here