Tababar Lagu baranayay ilaalinta xuquuqda Caruurta Oo Lagu soo gaban gabeeyay Dhuusamareeb.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tabbarkaani oo ahaa mid ay iska kaashanayeen Wasaaradda cadaaladda Galmudug iyo wasaaradda cadaaladda dowlada faderaalka ayaa ahaa mid lagu baranaayey ilaalinta xaquuqda caruurta, waxaana goob joog ka ahaa maamulka Degmada dhuusmareeb iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Ujeedka tababarka ayaa ah sidii looga hortagi lahaa Tacadiyada ka dhanka ah caruurta iyo in Marwelba Muhiimada gaar ah la siiyo caruurta.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here