Madasha wadatashiga Hogaamiyaasha Bulshada Oo Ka Furmay Jawhar.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlad- Goboleedka Hirshabeelle Ayaa waxaa Magaalada jowhar ka Daahfurtay Madasha wada-tashiga iyo wada hadalka Hogaamiyayaasha Bulshada Jowhar.

Kulankan Wadatashiga ah oo uu gudoominaayey Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka degmada,Odayaasha dhaqanka, Ururada Haweenka, iyo dhalinyarada Degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here