Qorshaha 5-sano Horumarinta Dowladda Puntland Oo La dahfurey.

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtey Shirka Daah-furka Qorshaha 5-sano ee Horumarinta Maamulka Puntland 2024-2029, oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland.

Shirka Waxaa ka qeybgaley madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani, Wasiiro, xildhibaano ka tirsan Maamulka iyo marti sharaf kale oo shirka lagu casuumey.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here