Xoolaleyda Degmada Aadan Yabaal Oo ka Cabanaya biyo yari.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xoolaleyda ku nool dhulka miyiga ah ee Degmada Aadan Yabaal ayaa ka cabanaya biyo yari haysata iyaga iyo xoolahooda ka dib markii ceelkii biyaha ay ka heli jireen uu biyo yareeyey bilihii danbe

Dadka Xoolaleyda ah ayaa sheegey in Ceelbiyoodkaan uu ka horeeyey mid kale oo sidaan oo kale isagana biyo laga waayey taasi oo sababta matoorka biyaha soo saara oo aan helin koronto ku filan maadaama uu ku xiran yahay Solar-ka oo cadceeduna xiligaan si fiican u soo bixin.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here