Shir looga tashanayo Dib u eegista Cutubyo ka tirsan Dastuurka Dalka Oo Ka Furmay Baydhabo.

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Koonfur-galbeed Saciid Cali Axmed ayaa Magalada Baydhabo ka daahfurey kulan ballaaran oo looga Tashanayey arrimaha dib u eegista dastuurka qaranka gaar ahaan cutubyada 5aad ilaa 9aad

Waxaana kulanka goob joog ka ahaa ururada Bulshada Agaasimaha Guud ee wasarada dastuurka Iyo Marti Sharaf Kale

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here