Barakacayaal ku nool Garasbaaleey Oo codsaday in loo gurmado.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan barkacayaasha ah oo ku nool duleedka degmada Garasbaaleey ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo waxaana ya dalbadeen in caawiyo

Barakacayaashan ayaa baahiyaha ugu daran ee xiligaan heeysta waxaa kamid ah Hooy la’aan,Biyo yari iyo Raashiin la’aan.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here