Bulshada Baraawe Oo Laga qeyb geliyay wax ka bedelka Cutubyo ka tirsan Dastuurka.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa Baraawe ka furay kulanka latashiga bulshada rayidka ah ee waxkabedelka soo jeedinta cutubyada 5-add ilaa 9-aad ee Dastuurka.

Kulanka waxaa si wadajir ah u fadhiyey Gudiyada dib u eegista Dastuurka iyo Gudiga wax ka bedelka iyo la socodka Dastuurka DFS

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here