Horumar dhaqaale Oo laga dareemay Ganacsiyada Yaryar Suuqyada Baydhabo.

0
97

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacsiyada Yaryar ee ka jira Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxay qeyb ka yihiin Horumarka Ganacsi ee ka jira Deegaanada islamarkaana kor u qaadey dhaqaalaha Dowlad Goboleedka KG waxaa kaloo Ganacsiga yaryar dhalinyarada u noqotey Fursad shaqa oo ay Noloshada Reerahooda ku maareeyaan

Dhaqaalaha ka soo Xarooda Ganacsatadan ka shaqeysa Suuqyada Magaalada Baydhabo waxay kor u qaadey daqliga qoysaskooda oo qaarkood ka hor Ganacsigan uu ahaa mid aad u hooseeya Maadama Magaalada ay kamid Magaalooyinka Soomaalida ugu dadka badan oo ku nool yihii taasina ay Fursad u siisey in dhaqaalaha fiican ka sameeyaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here