Aqoon is weydaarsi Ku Saabsan Sharciga Barakacayaasha Oo ka Furmey Muqdisho.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Guddiga Xuquuqul Insaanka,Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha shacabka BJFS ayaa Aqoon isweydaarsi ku saabsan La-tashiga iyo Xaqiijinta Sharciga Barakacayaasha la yeeshay Wakiilo kasocday Barakacayaasha.

Ugu horeeyn Gudoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha shacabka BJFS Xildhibaan Haawo Sokor Ali ayaa ka hadashay ujeedka kulanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaanyg Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here