Isbitaalka Deegaanka Jawiil Oo Wajahaya Koronta La,aan

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Jawiil oo kamid ah Deegaanada Gobalka Hiiran oo kutaala dhanka wawaqooyi Galbeed ee Magaalada Beledweyne ayaa Isbitaalka ku yaala Deegaankaas waxaa ka soo yeeraya Qaylo dhaan la xiriirta Biyo La’aan iyo Koronto la’aan.

Maamulka Isbitaalka Deegaanka Jawiil ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Caqabadaha ka taagan Isbitaalka Deegaanka ayaa sheegay in isbitaalka uu wajahayo xaalad biyo la,aaneed iyo koronto la,aan, taas oo aqabad ku ah xilliga uu qaabilo bukaanno Badan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here