Shirka Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya Oo Lagu soo gaban-gabeeyey Jowhar

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa waxa lagu soo gaba-gabeebay Shirka 4-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Soomaliya, kaas oo labadii Maalmood ee la soo dhaafay uu ka socdey Jowhar.

Waxaa Shirkan oo ay Goob-joog ka ahaa Wasiirada Kalluumeysiga Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Waxaana Diirada lagu saarayay ka faa’ideysiga Kheeyraadka Badda.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here