Maamulka Degmada Kismaayo Oo Bilaabay Baneynta Wadooyinka Xaafadaha

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa ay bilaabeen Baneynta Wadooyinka Xaafadaha qaar oo uu Maamulku Sheegey in dadka Xaafadahaasi ay dhisteen Wadooyinka si Sharci daro ah

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo ay weheliyaan Gudoomiyaasha Xaafadaha Degmada, Injineerada Dowladda Hoose, iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska ayaa Cabiray wadada Ceel minishiibiyo ay Dowladda Hoose hadda baneyneyso.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here