Ardeyda Macahadka Garbooda Oo ka Faa’ideystey Tababar ku saabsan Farxalka

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Gerbooda Professional College GPC Ardayda dhigata gaar ahaan kuwa dhigta Diplomada WASH ee ayaa sameeyeen bractical ku saabsan Water Purification without chlorine.( Sifaynta Biyaha oo aan lahayn koloriin)

Maamulka Macadkaan ayaa sheegey in ay ugu Talagaleen in ay ku Caawiyaan dadka ku nool meelaha ka fog Magaalooyinka, sida Tuulooyinka oo aan heleynin Biyo Nadiif ah si ay ugu badbaadaan Cudurada ka dhasha Biyaha Wasaqeysan.

Workung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here