Shaqaalaha Dowladda Oo Looga digay ka qeyb qaadashada Ololaha Dooroshooyinka Somaliland.

0
31

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa ka socda Ololaha Doorashada Madaxtooyada iyo Mida Ururada Siyaasada taas oo lagu wado in ay dhacdo 13ka Bisha November Ee Sanadkan si Shacabku u soo doortaan Cida Hogaamin doonto Shanta sano Soo socota

Si loogu hortago ka qeyb qaadasha Shaqaalaha Dowlada Arimaha Ololaha Doorashooyinka ayaa Shir Jaraaid Xafiiskisa ku qabtey Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha ee maamulka soomaliland Khalid Jaamac Qodax ayaa digniin u direy shaqaalaha Soomaaliland oo ah in aysan qeyb ka noqonin Hardanka Doorashada maadam Xeeraha Shaqaalaha uu ka Mamnuucayo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here