Aqoon is weydaarsi ku saabsan fahamka Sharciga Hantidhowrka Guud oo Ka furmay Muqdisho.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan Aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsan fahamka Sharciga Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, kaas oo Xafiiska Hantidhowraha Guud la wadaagaya Hay’adaha Dowladda.

Kulanka ayaaa waxaa ka qeyb-galay Madax ka socta Hay’adaha Dowladda Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, Agaasimayaal, iyo Masuuliyiinta kala duwan ee Xafiiska Hantidhowraha Guud JFS.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here