Carruurta Putland Oo Loogu Faa’ideeyay Ololaha Talaalka Dabeysha.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahaan oo ahaa Mid Loogu Tala Galey Daaweynta Goriyaanka iyo Dabaysha ayaa Lagu soo Gab Gabeeyey Magalada Gaalkacyo Kaasi oo Socodey Mudo Afar Maalin ah ,Loogana Faa’iideynaayey Caruurta ka Yar Shanta Sano.

Ololaha talaalka dabaysha iyo daaweynta gooryanka ayaa ahaa Mid Laga Fulinaayey Guud ahaan Degaanada iyo Degmooyinka Puntalland, Waxaana Ujeedkiisu ahaa ka Hortagida Cudurks Dabaysha.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here