Olole Lagu soo uruurinayo Canshuurta Oo Laga bilaabay Magaalada Burco.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Maaliyada Soomaaliland ayaa magaalada Burco ka bilowday uruurinta iyo Soo xaraynta cashuurihii baaqday waxaana bulshada ugu baaqeen bixinta Canshuurtaas

Masuuliyinta Wasaarada Maaliyada ayaa sidoo kale waxaa ay dardaaran u jeediyeen shaqaalaha Wasaarada ee aruurinaya Canshuurta iyagoo kala hadley ku milmida siyaasada iyo in ay bulshada ula macaamilaan si wanaagan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here