Wasaarada Deegaanka KG Oo soo saartay Wareegto Lagu Joojinayo Bacaha halka mar la isticmaalo.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saarey war ku aadan joojinta bacyaha halka mar la isticmaalo ee ay bulshada adeegsato taasi oo ay ku sheegtey dhibaateynta deegaanka iyo xoolaha

Wasaaradda Deeganka iyo Isbedelka Cimiladda Dowladda Koonfur ayaa qabatey kulan looga hadlaayey sidii lagu joojin lahaa bacyaha kaasi oo ka dhacey xarunta Wasaarada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here