Shirka Ansixinta Xeer Nidaamta Magaalooyinka KG Oo Baydhabo laga Daah-furay.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shirkan Wadatashi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Howlaha Guud Ee Koonfur Galbeed kuna saabsan ansixin Xeer Nidaamiyaha Magaalooyinka KG ayaa wax badan ka qaban doona Nidaaminta Isku raranka Magaalooyinka iyo jidadka.

Shirka wadatashi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Ee KG, Agaasimaha Wasaaradaha Howlaha guud & Wasaarada Qorshaynta iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here