Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahyad Mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb-galay ,Wasiiro Xildhibaano, Bahda Waxbarashada, Waaladiin iyo Marti sharaf kale.
Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Jaamacadda BIU Ustaad Mukhtaar ayaa ugu Horeyn ka hadlay Munaasabadda Qalinjebinta Dufcadii 7aad ee Jaamacadda.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday