Dowlada Soomaaliya Oo Deeq gargaar ah kala wareegtey Turkiga.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka soomaliya ayaa Soo Gaarey Markabkan Sidey Gargaarka agaaraya in kabadan 3,kun tan oo raashin ah looguna tala galay Shacabka Soomaaliyeed kaas oo ka yimid Dowlada Turkiga Maadaama ay jiraan Bulsho badan oo waqtigan wajahayaan Cuni yari

Munaasabada Dowlada Soomaaliya Kula wareegeysa Markabkan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Raisul wasaare kuxeenka dalka Gudoomiyaha Hey’adda SODMA iyo Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo Masullin Kala Duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here