Ardeyda Jaamacada Umada Faraceeda Caabudwaaq Oo Tartan Ciyaareed u Furmey.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Koobka Sanadlaha ah ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug gaar ahaan Degmada Caabudwaaq ayaa loo furay Ardeyda dhigata Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda si ay dhiiri gelin uga noqotey in ay sii wataan Waxbarashada islamarkaana ay is dhax gal dhaxmaro maadama ay deegano kala duwan ka imaanaya.

Garoonka kubada Cagta Ee Jaamacada ayaa lagu qabtey Munaasabad kooban oo lagu Furaayey iyadoo ay joog ahaayeen Maamulka Degmada Xiriirka Ciyaaraha iyo Ardeyda wax ka barata Jaamacada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here