Dowlada Hoose Degmada Bardaale Oo Olole Nadaafadeed ka Sameysey Wadooyinka.

0
36

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo la ilaalinayo Bilicda Degmada Bardaale ayaa Dowladda Hoose ee Degmada Bardaale Olole Nadaafadeed ka samaysay Wadooyinka kala duwan Magaalada iyagoo kaa shanaya qeybaha kala duwan ee Bulshada si kor loogu qaado Nadaafada iyo Bilicda Degmada.

Ololahan Nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb-galay Xogayaha Dowladda Hoose Degmada Bardaale iyo Ururka Haweenka, Maadama Nadaafadu ay Muhiim tahay, Bulshaduna ay tahay in laga qeyb galiyo.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here