Olole Nadaafadeed Oo laga sameeyey Kaamamka Barakacayaasha Garoowe.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo ilaaliyo Bilicda Magaalada ayaa waxaa Dowladda Hoose ee Degmada Garowe Olole Nadaafadeed ku samaysay Kaamamka Barakacayaasha Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Waxaa Ololahan Nadaafadeed ka qeyb-galay Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowladda Hoose, Madax Kaamamka, iyo Madax Nadaafadda ee Degmada Garowe.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here