Dhismaha Xabsiga Maxaabiista Haweenka Oo laga dhagax dhigey Muqdisho.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa bilaabey dhismaha Xarun loogu talagey in lagu xiro Dumarka lagu soo eedeeyey Anshax Xumada, kuwa Balwadaha isticmaalaha iyo gabdhaha lagu soo eedeeyo in ay kicin dagaal ka wadaan baraha Bulshada

Xabsigaan ayaa waxaa lagu dhexdhisey saldhiga booliiska Degmada Xamar jabab waxaana horey u dhagaxdhigey Taliyaha guud ee qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Gaanshaanle Sare Mahdi Cumar Muumin

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here