Aargada Magaalada xuddur Oo Xariga Laga jaray.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmad Xudur iyo Wasiirada Wasarada Aarimaha Gudaha Iyo Aminga ee Dowlada Konfur Galbeed Soomaliya Waxey Si Wada Jir ah u Xarig Jareen Aargada Degmada Xudur oo Dhowaan la Dhameeyey Dhismaheedi,Waxeyna ay Tahay Aargadii uga Horeysey ee Laga Xirgeliyey Degmada.

Dhsimaha Aargada ayaa Waxaa Maamulki Hore Ee Degmada Garab Ka Siisey Hay’adda Fatax Bakool oo ah Hay’adda Qeyri ah Iyo Guud ahaan Bulshada Degmada Xudur ee Xarunt Gobolka Bakool.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here