Dhalinyaro ku guuleysatey Tartanka Nabadeynta Oo Baydhabo lagu Abaal-mariyey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Gareedo ayaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ku Qabtey Barnaamijka Nabda Dhiska Iyo Isku Xirka Bulshada, Waxaana Goob joog ka ahaa Qaar ka Mid ah Wakiilo ka Kala Socodey Degmooyinka Xudur Iyo Berdaale ee uu ka Socodo Barnaamijka Danwadaag oo ay Maalgeliso Hay’adda Gareedo.

Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Tartan Dood wadaag ku saabsan qaabka ugu fiican oo ay dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan Nabad dhiska waxaana Kaalinta 1aad gashay Xudur halka Bardaale kaalinta labaad 2aad gashay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here