Kulanka Wadataahiga diyaarinta Miisaaniyada KG Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ka furmey kulan ku saabsanaa Wadataashiga diyaarinta Miisaaniyadda 2025 oo ah Gudiga Maaliyadda Baarlamaanka iyo Xubno kale oo ka tirsan Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waaiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Cabdullahi Maxamed Aadan oo Daah-furey kulanka Wadataashiga diyaarinta Miisaaniyadda 2025, ayaa ugu horeeyn ka hadlay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here