Warbixin ku saabsan Maalinta Cuntada Aduunka Oo laga Xusey Baydhabo.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta cuntada aduunka waa maalin caalami ah oo sanad walba caalamka laga xuso 16-ka October si loo xuso maalintii la aas aasay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha sanadkii 1945-tii, waxaana maalintan si weyn u xusay hay’ado oo badan oo daneeya gaajada iyo sugnaanta cuntada oo ay ka mid yihiin Barnaamijka Cunnada Adduunka, Ururka Caafimaadka Adduunka iyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here