Shirka Dib u eegista Adeeg bixinta Caafimaadka Galmudug Oo Ka Furmay Dhuusamareeb

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug ayaa Magalada Dhuusamareeb ka daahfuray Shirka Dib-u-egista Mashaariicda Caafimaadka ee Dowladda Galmudug .

Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen wax’yaha kala duwan ee Wasaaradda Caafimaadka Hay’ada ka shaqeeya mashaariicda Caafimaadka Galmudug iyo Marti sharaf kale ayaa socon doona dhowr maalmood

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here