Tababar Lagu baranayo Dhibaatooyinka uu Qashinka leeyahay Oo Loo Qabtay Dhalinyarada Baydhabo.

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ay ku qabatey magalaada Baydhabo wasaarada Bii’ada iyo Isbedelka Cimilada Dowlada KGS waxaa uu ku saabsanaa Dhibaatooyinka laga dhaxlo qashinka ama nadaafadarada iyo sidii looga wacyigelin lahaa bulshada KGS.

Waxaana ka faa’ideystey Qaar Kamida Shaqaalaha Wasaaradaha Shaqo wadaaga ay yihiin wasaarada, kuwa ka socdey Maamulka Degmada Baydhabo iyo kuwa kale oo laga soo xuley Ururada Bulshada rayidka magalaada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here