11 Xiddig Oo Xor Uga Tagi Kara Kooxaha Premier League Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xilli ciyaareedka ayaa maraya meel xiiso leh maraya iyada oo xiddigo badan ku ku jiraan qaab ciyaareed cajiib ah.

Inkasta oo ay lagu jiro xilli ciyaareedka bilowgiisa waxa jira xiddigo shaki ku jiro mustaqbalkiisa kooxaha.

Waxa jira xiddigo badan oo heshiiska kooxaha uu kula jiro dhacayaan dhamaadka xilli ciyaareedkan haatan lagu jiro.

Waxa jira 11 xiddig oo kooxaha premier League heshiiskoodu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Liverpool, Man City iyo Man City ayaa liiska ku leh xiddigaha ugu badan ee heshiiskoodu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha heshiiskoodu dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedkan:

  1. Trent Alexander-Arnold (Liverpool)
  2. Mohamed Salah (Liverpool)
  3. Kevin de Bruyne (Man City)
  4. Heung-min Son (Tottenham)
  5. Virgil van Dijk (Liverpool)
  6. Amad Diallo (Man Utd)
  7. Thomas Partey (Arsenal)
  8. Harry Maguire (Man Utd)
  9. Victor Lindelof (Man Utd)
  10. Ilkay Gundogan (Man City)
  11. Christian Eriksen (Man Utd)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here