Ardeyda Dugsiyada Sare Degmada Burco Oo Tartan Aqooneed Loo qabtey

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Wadaniga ah ee Soydavo oo kaa shaneysa Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Gobolka Togdheer ayaa Tartan Aqoneed u qabatay Dugsiyda Sare Degmada Burco.

Tartankaan oo ah mid kor loogu qaadayo Aqoonta Ardeyda ayaa waa ka qeyb galaya 20 iskuul oo ku yaala oo ah Dugsiyda Sare Degmada Burco, waxaana Goobjoog ahaa Maamuliyaashada iskuulada iyo Mas’uuliyiin kale

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here