Shirweynaha Hanaanka dhab-uheshisiinta Oo Baydhabo ka socda

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta uu socdo Shirweynaha Qaran ee xoojinta ka Qeybgalka dhalinyarada Nabadeynta iyo hirgelinta qorshaha hanaanka Dhab uheshiisiinta, ayaa loogu doodi doonaa doorka dhalinyarada Arimaha dib u heshiisiinta Nabadeynta kaas oo ay soo qeyb galeen,Gudomiyaha degmada Baydhabo, Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka KG iyo dhamaan Ururada dhalinyarada Dowlad Goboleedayada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here