Shirka 7-aad Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka Oo Muqdisho ka Furmey.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Daah-furey Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre.

Shirka oo socon doona labo maalmood ayaa diiradda lagu saarayaa Horumarinta dhaqaalaha iyo siyaasadaha lagu taageerayo kobaca dhaqaale ee dalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here