Barakacayaal ku nool Deegaanka Lafoole Oo dalbadey in loo soo gurmado.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dad ka soo Barakacay Deegaanka bariire iyo deegaano kale oo hoostaga Gobolka Shabeellada hoose ayaa xaalad nolol xumo ku heysata Deegaanka Lafoole, ku waas oo kormeer qiimeyn ah ugu tagey Maamulka gobolka.

Masuuliyiinta ayaa isugu jiray gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada Maamulka gobolka Sh Hoose,Gudoomiyaha Maamulka deegaanka Lafoole ku Xigeenkiisa Arimaha Bulshada iyo Taliyaha saldhiga, waxaana Qaar kamid ah dadka nolol xumo halkaas ku heysata ka hadleen dhibaatooyinka ay wajahayaan iyo meelaha ay ka soo Barakaceen.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here