Sare u kac ku yimid Qiimaha Saliida Suuqyda Magaalada Muqdisho

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha Saliid Cadeyda Gaar ahaan 10ka ilaa iyo 20Ka Liitir ayaa Sara u Kacey Suuqyada Magalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka mesha ay markii hore 10liitir la gadan jirey 11 doolor hadana uu yahay 18 doolara waxaana sidoo kale 20 liirtie saliida la siin jirey 27 doolar halka uu hada jooga ilaa iyo 34 doolar, Waxaana inta badan saliid cadeyda Aad looga isticimaala guriyaha kala duwan ee bulshada soomaliyeed iyo xaruumaha ganacsiyada ee lagu kariya cuntooyinka sida maqaayadaha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here