Tababar ku saabsan isku Xirka Bulshada iyo Booliska Oo Xudur lagu soo gaban gabeeyay.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalmaha uu socday Tababarkan ayaa lagu baranaayey wada Shaqeynta Laamaha Amniga Iyo Bulshada Degmada Xudur iyo Xeerarka ay tahay in Laamaha Amniga u maraan marka Muwaadinka la soo xirayo ama la soo eedeynayo iyadoo la dhowrayo Shuruucda Caalamiga ah, waxaa soo xirey Wasiirka Amniga KG.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here