Ardeyda Barata Culuumta Sharciga Oo Ku soo badanaya Macaahida Baydhabo.

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macahadka Barashada Culuumta Sharciga ee Al kowthar Oo kamid ah Macaahida ku yaala Magaalada Baydhabo laguna barto Culuumta Sharciga gaar ahaan Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha balse Maamulka Macahadka ayaa hada ku soo kordhiyey Shanta maalin ee isbuuca kadib markii ay korortey baahida Ardeyda daneyneysa Barashada Culuumtan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here