Dhismaha Xabsiga Weyn Kismaayo Oo Meel gaban gaba ah mareya.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuulyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay kormeer ku tageen dhismaha Xabsiga weyn ee Kismaayo oo dhismihiisa meel gebo geba ah maraya

Wasiirada Wasaaradaha Amniga iyo Cadaalada Jubaland ayaa waxaa ay mid mid u kormeereen dhismaha iyo dayactirka lagu sameynaayo qeybo ka mid ah Xabsiga Kismaayo oo ay ku jiraan Maxaabiis badan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here