Ololaha Wacyigelinta Badqabka Ardeyga Oo Laga Bilaabay Laascaanood.

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta Maamulka SSC-khaatumo ayaa Wacyigelinta Badqabka Ardeyda waxay ka bilowday Iskuulada Deegaanada Maamulka, Waxaana xubna ka socday Wasaarada booqasho ku tageen Qaar ka mid ah Iskuulada Laascaanood Si Looga Wacyigeliyo Ardeyda Hanaanka Wada marista Xiliyada iskuulka ay u baxayaan iyo waqtigey ka soo laabanayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here