Mashruuca adkeysiga Nolosha Miyiga Oo laga Dah-furey Magaalada Muqdisho.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daahfuray Munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro Xeer Federaal iyo Xeer dowlad goboleed, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Beeraha iyo Waraabka JFS iyo Hey’adaha kala ah IFAD, FAO, WFP.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here