Tababar ku saabsan Wadahadalka aan Xanafta lahayn Oo Loo qabtey Bulshada Xudur.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGS ayaa Magaalada Xudur ka Wada Tababar ku Saabsan Curinta Halka Iyo wada hadalka aan Xanafta laheyn Kaasi oo loo qabtey Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada.

inta uu Socoda Tababar ayaa waxyaabaha lagu baran doona waxaa ka mid ah In Bulshada Ay is Dhageystaan Gacan Qaadida Ka Hor si Looga Hortago Kilaafkii Dhici Lahaa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here