Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Dhallinyaradan ku mideysan Magaca Talasamo ayaa horey Iskuulo uga hirgaliyeen Deegaano hoos yimaada Degmada Guriceel Gobolka Galgaduud Si ay Caruurta halkaasi ku nool u helaan Fursado Waxbarasho oo aysan mudo helin waxayna dalada gaarsiiyeen agab Waxbarasho kor loogu qaado Tayada Waxbarashada iyo daboolida baahida Ardeyda.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War, adyÂ