Beeraleyda Gobolka Sool Oo Loo qabtay Tababar kor loogu qaadayo Wax soo saarka.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa u qabatay Tababar Beeralayda gobolka Sool , Tababarkan oo kor loogu qaadayey Aqoonta dalagyada Beeralayda Ayaa ka qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha SSC-Khaatumo Mudane Maxamerd Xasan Ducaale iyo guddiga Beeralayda gobolka Sool.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here