Dhakhaatiirta Garoowe Oo ka Faa,ideysatay Tababar ku saabsan Daryeelka Ilmaha.

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)130 qof oo isugu jira Macalimiin Jamacadeed iyo dhakhaatiir xirfado kala duwan leh ayaa tababarka soconaayey mudo 8 bari ah loogu soo xirey Garoowe

Tababarka ayaa u jeedkiisa ahaa si loogu dhiiri geliyo in ay kor u qadaan shaqada ay u hayaan bulshadooda, waxaana bixinaysay Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here