Ardey ka Aflaxdey Jaamacada Gaalkacyo Oo Xaflad dhiiri gelin ah Loo qabtey.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardeydaan Oo ay Tiradooda Tahay 144 Barteyna Culuum Kala Duwan ayaa ka Qalinjebisey Jaamacada Gaalkacayo, Waxaana Munaasabada ka soo qeyb Galey Aqoonyahano, Maamulka Degmada, Bahda Waxbarshada, Culumo, Waaladiin, Maamulka iyo Macalamiinta Ardeyda iyo Marti Sharaf kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here