Dib u dhis lagu sameeyey Ceelka Biyaha Degmada Habaas Gobolka Sallel.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Saylac ayaa dib u Howlgaliyey Ceelka Biyaha magalada Habaas ee Gobolka Sallel oo mudooyinkii u dambeeyay cilado ku yimiday u fadhiyay

Ceelkaan ayaa ahaa ceelbiyood ay ku tiirsanaayeen bulshada Deegaanka waxaana maamlmihii u danbeeyey ay bulshada sheegeen in ay baahi weyn u qabeen sameynta Ceelkaan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here