Shacabka Degmada Bardaale Oo Loogu Baaqay Ilaalinta Nabadda.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka dib u heshiisiinta Bardaale ooo maalmahaan socdey ayaa waxaa uu maamulka degmada kulan dad weyne la qaatey Shacabka ku dheqan degmada kaasi oo looga hadlaayey Nabadeynta iyo Kaalintooda .

Madasha Bulshada iyo Maamulka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa odayaasha Degmada oo iyagana kala hadley Bulshada ilaalinta Nabada iyo la shaqeynta maamulka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here